Mr-CarLo2020
@Mr-CarLo2020
3Following
3Followers
USA
Joined Feb 2, 2004
My Music
Somali Music
Dec 3, 2007
Somali Music iyo Awoowe - Online maxaad u aragtaa dadaalkooda heesaha idiin soo tabinaayaan. Maxaan ka badalnaa maxaan ku kordhinaa. 1500 heesood baanu haynaa, masoo wada galinaa. Fikradiina waa muhiim
Murti iyo Maddadaalo! Heeso wacan oo la soo xulay, fanaaniin casriya, iyo majaajilo la isku soo dabbo riday. Yaanu hadal kugu daalinin, waxaa fanaaniinta ka mid ah, Professor Odey Shirwac, odayga 63 sanno jirka ah, oo ALlah ku maneystay murti iyo heeso casriya iyo kuwii qaraamiga ah. In aad i baratid waxaa ka roon in aadan i baran, Maadaama is dhibtay saa u ogaatid waxaan ahay; ayaan waxaan go'aansadday in aan hala yar aan kuu taa taabto waxaan ahay. Waxaa la i yiraahda Carloz, odey Somali ah, kunool 313 Guskeyga Ave, in Siilkaaga Hills city in Michigan State. Waxi aqbaar ama fariin waxaad igaala soo xariiri kartaa halakan.