Story behind the song
waa hees loo qaado aroosynada badanaa
Lyrics
kal gacalyka geeskaaga abaayo
adna yaanu ku gees marine abaayo
giijiyoo hasii deynin abaayo
galabta caawa aheey
farxadiyo damashaadkan
guriga keena weeyaane
gu waliba caano iyo wiil
guulahaan ka barinaye
sidaa garo gacaladaay
gacmahaagu waa dahabey abaayo
wardiga fargashiga ahay abaayo
laguu doon oridaydaay abaayo
Comments
The artist currently doesn't allow comments.