Awoowe Production Inc
Somali Music: Also known as, somali young stars (SYS) was founded and led by Haji Indho in 1998. We Consist most young talent somali singers. thanks.
Soomaali musik: Loo yaqaan, Dhalin somali waxaa aas aasay, oona maamula, Xaaji Indho sannadku markuu ahaa 1998kii. Waxaan ka koobanahay dhalinta ugu da' yar, uu Allah ku maneestay xirfadda fanaanimadda. Waad mahadsantahay.
Tell me about your history? How did you get where you are now?
Somali Music: Also known as, somali young stars (SYS) was founded and led by Haji Indho in 1998. We Consist most young talent somali singers.
Soomaali musik: Loo yaqaan, Dhalin somali waxaa aas aasay, oona maamula, Xaaji Indho sannadku markuu ahaa 1998kii. Waxaan ka koobanahay dhalinta ugu da' yar, uu Allah ku maneestay xirfadda fanaanimadda. Waad mahadsantahay
Have you performed live in front of an audience? Any special memories?
Yes, in Eid cermonies, Qahooti Marriages, and private parties.
Haa, Ciidaha barakeesan, Aroosyadda Qaxootiga, iyo xafladdaha qaaska ah.
Your musical influences
Somali legend artists, Such as; Mohamed Suleiman Tubei, Sahro ahmed, Ahmed Naji, Hassan Aden Samatar, and Odey Shirwac.
What equipment do you use?
Kaban.