JRHITMAKER
Hotel *Free Download* *NEW*
Club Bangas
Purchase this Non-Exclusive Tagged Lease for 24.99 or Email jrhitmakerdotcom@gmail.com for the Exclusive Rights! (Follow me on Twitter @Jrhitmaker)
Odey Buubshe
Advertisement
CCGOnThaBeat
Finesse For A Check **Type Beat**
Beats General
$10 Lease | For an exclusive please email: yungcceo@gmail.com
» go to the music page for more
play lo-fi play hi-fi  Free Style.mp3
play lo-fi play hi-fi  Najma(remax)
play lo-fi play hi-fi  HooYoY Hibo Iyo Duco naga Hooyoy
play lo-fi play hi-fi  mr lonley
play lo-fi play hi-fi  Carafo
play lo-fi play hi-fi  Raga Laguma Dhelo
play lo-fi play hi-fi  Ayaamaha Jaceylka
play lo-fi play hi-fi  Dumaashi
play lo-fi play hi-fi  RuwaayadII Lucky Studio
play lo-fi play hi-fi  Meeranka Unka MA massaari ba nahay
Waxaan Halkaan Ku Qoreynaa Tariikh Deyna Qaaska Ah Iyo MeeshA Aan Ku Nool Nahay Marka Hore Gudigeena magaciisa waxaa la dhahaa ceesh unit
Ceesh United WAXAA KA KOOBANAHAY 50
OONA KU NOOL CAIRO KUNA NOOL CAASHIR SAABIC MASR GADIID AND ARDALUUBO IYO XAFADA KALE MAGACYADODA LA QORI KARIN LOL
WAXAA KA MID AH MOORYAANKA XAAFADA FANAANKA DA`YAR ZAKARIYE YARE IYO FANAANADA CAANKA EH OO LAGU MAGACAABO AYAAN OO KU MAGAC DHEER UGAASO YARIISEY IYO MAN OF THE MOMENT IBRAHIM YARE SHUIEB BEH 3AMU ALI AND ABUUKAR AND DAADIR IYO FANAANO AAD U SI BADAN AA MAGAC YADOODA LA SO GOOBI KARI MARYAN AAALIYAH AND SHUKRI MEYMUUNA LUULEEY CAASHO SULEEQA FARDOWSA MARYAN QALINLEEY
INTAAS WAA CEESH UNIT GIRLS AND BOYS OO FANAANIINTA CEESH UNIT AH WAXEE SAMEEYO HEESO IYO COD MAQAN IYO MUUQAAL AH CAYAARTA AAD KU RAXEYSAN KARTAA MEEL KASTA AAD KA MAQLEYSAN
Why this name?
MOORYAANKA XAAFADA WAA FANAAN DA`YAR KU NOOL CAIRO GAAR AHAAN SAABIC NASR CITY FANAAKAN WAXA LA JIRA ODEY BUUBSHE IYO ASXAAB ASIGA GAAR U AH OO AAD U JACEYL YAHAY IN UU HEESO LA QAADO MOORYAANKA XAAFADA MAGACIISA WAA ISMAACIIL NUUR BUUBSHE
Do you play live?
MAN OF THE MOMENT WA FANAAN DA`YAR ASIGANA WAXUU KU NOOL YAHAY CAIRO GAAR AHAAN XAAFADA SAABIC NASR CITY FANAAKAN DA`YAR MAGACIISA WA IBRAHIM YARE CAADI MAHA HEESAHIISA
How, do you think, does the internet (or mp3) change the music industry?
DR 3AMU SHUIEB WAA JILAAYAHA AMA WIILKA DA`YAR OO SO ALIFA HESAHA QORAL KISA MAGACIISA WA SHUIEB XASAN SHUIEB CAADI MAHA ALIFAYO QATAR AYUU XAGEYNA KA YAHAY
Would you sign a record contract with a major label?
AYAAN--WA FANAANAD DA`YAR KU NOOL CAIRO GAAR AHAN XAAFADA CAASHIR FANAANADAN DA`YAR WAXA AY HEESAHA LA QAADAA FANAANYADA KALA AH MOORYAANKA XAAFADA AND ODEY BUUBSHE MAN OF THE MOMENT ZAKARIYE YARE IYO DJ ABUUKAR AYAAN MAGACEEDA SADAXA WAA AYAAN AHMED WALI MAHAMED XARAARE CAADI MAHA FANAANDEENA DA`DA YAR
Band History:
DJ Abuukar Iyo BOQORKA CEESH UNIED ZAKARIYE AKA EX SIIGAALE
Your influences?
SOO DAJINTA MUSICADA WAA DJ ABUUKAR IYO ZAKARIYE
SOO ALIFAHA HEESTA WAA SHUIEB FANAADA HEESAHA QADO WAA ISMAACIIL IYO IBRAHIMA N SHUIEB
W
Favorite spot?
WAXAA KALA SO XARIIRI KARTAAN DHALINYADAN DA`DA YAR MOBILE : 0020126594024(AMA MIDKAN KALE 0020122640958
Equipment used:
VIVA CEESH UNITED 4 EVER VIVA CEESH UNITED CAADI MAHA CAAWA CIDA WEY KA SAC YIHIIN
Join The Mailing List
We will not store or use this email address other than for this newsletter.